Scroll to Top

Geeraar.net – Hoyga Jaceylka

Fariimo Jaceyl oo aad u macaan Q6aad

shabakadda Geeraar.net xili walbo waxey ku howlantahay sidi ay idin kugu soo gudbin lahayd geeraaro, fariimo, qisooyin jaceyl. Fariimo Jaceyl oo aad u macaan Q6aad. Gabaygani waa gabay jaceyl ah oo magaciisa la yidhaahdo Dhambaal Jaceyl, wuxuuna ku saabsan yahay gabadh hal-abuurku jecel yahay, wuxuna na soo gaadhay waqtigii uu soo gabagabeeyaya jaceylka Dhanbaal jaceyl Maansadaan dha’leydaa...

Geeraar amaan ah oo soo jiidasho leh

Geeraar amaan ah oo soo jiidasho leh Dooqiyo jaceylkuba Dadka wey wadaagaan Damac iyo xishoodna Dumar lagama waayo Diintiyo qur’aankuna Culimadu ma deyso Anna...

Geeraar amaan ah xarafka D

Geeraar amaan ah xarafka D Dadka taan ka doortaay Dareenkii wadnahaygaay Diirkii jirkeygaay Dooqeygu tuu raacaay Waxaan kuu soo dirayaa Salaan daacad ahoo debecsan Diiranoo...

Geeraar amaan ah: Qaali Dumar

Geeraar amaan ah, Qaali Dumar Geeraarkaan waa geerar gaaban laakin micno badan xambaarsan, waana geeraar macno weyn ku fadhiyo Qurux loo dhameeyay macaaneey...

Geeraar aad u macaan Ma jiraa jaceyl

Shabakadda Geeraar.net mar walbo waxaa ka go’an in akhristayaasheeda u soo gudbiso Geeraaro  kala duwan Geeraarkaan waxaan ugu magac darnay ma jiraa...

Geeraar amaan ah magaca Raxmo

Geeraar amaan ah magaca Raxmo, geeraarkaan waxaan ugu talgalnay in lagu amaano dumarkeena gaar ahaan kuwa xariirka nagala dhaxeeyo gabdhaheena soomaaliyeed...

Geeraar amaan ah magaca Ubax

Geeraar amaan ah magaca ubax, geeraarkaan waxaan ugu talgalnay in lagu amaano dumarkeena gaar ahaan kuwa xariirka nagala dhaxeeyo gabdhaheena soomaaliyeed waa...

Geeraar calaacal ah 2017

Geeraar calaacal ah inkastoo nabdiga iyo niyadayda kugu qoray, inkastoo ku naadshoo kugu soo noq noqon jiray, markii aad nasteexiyo naxariisba gooysaa naftu...

loading...

Qaabka aad isaga ilaalin kartaan saddexeeye

Qaabka aad isaga ilaalin kartaan saddexeeye SIda caadiga nolosha lagama waayo qof dhaxdiina soo gala kazoo damacsan inuu isku kiin diro. Marka uu qofka doonaayo inuu isku kiin diro waxeey noqon kartaa dhowr arin: In uu idin kala geeyo In uu labadiina qof un uu jacelyahay uuna isla rabay...